WAJAALE NEWS

Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Ka Warbixisay Xaalada Xanuunka Covid19 Iyo Tirada Laga Helay Oo Kor Ukacday.

HARGAYSA(W,N)-Wasaaradacaafimaadka somaliland ayaa ka warbixisay xaalada xanuunka covid19 ee somaliland iyo tirada todobadii maalmood ee danbeeyay aga helay xanuunka

Sidoo kale wasaarada caafimaadka ayaa shaacisay in uu kor ukacay haliska xanuunka corona virus isagoo haleelay week gudihii 119 qof.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version