Hargaysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Somaliland oo ay weheliyaan Gudoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ganacsiga oo shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Hay’adda dhawrista tayada ayaa waxa ay ku shaaciyeen in Ganaax lacageed laga qaadi doono Shirkadii Dalka Keentay Shidaalka Xun.
HAKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
https://youtu.be/VYcNFKMp9Gg