Hargaysa (W,N):- Gudoomiye Ku-xigeenka Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud ayaa waxa uu sheegay in ilaa iyo hada Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi laga hor taagan yahay in ay la kulmaan in ka badan 40 Madax-dhaqameed oo ka soo kicitimay Gobolka Sanaag islamarkaana ay sheegeen in ay Madaxwaynaha kala hadlayaan tabasho ay ka qabaan Xukuumadiisa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka