Hargeysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Yuusf ayaa waxa uu ka hadlay Warar sheegaya in qaar ka mid ah Ciidamada Somaliland ay u goosteen Maamul goboleedka Puntland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/RtkxBBLkzrY