Hargeysa(W,N)-Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland ayaa ka hadlay qorshayaasha wasaaradiisa uga meel yaala dhalinyarada Somaliland iyo garoomada gobolada dalka,waxaana uu sidoo kale ka dhawaajiyey in dhawan ay dalka iman doonaan wafti ka socda Jabuuti.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka