Hargeysa (W,N)- Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technologyada Somaliland ayaa waxa ay daah furtay mashruuc sahlaya in qaab Onlane ah ay iskula xidhiidhayaan Wasaaradaha Dalku.
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Isgaadhsiinta Eng Cali Cabdilaahi Daahir ayaa Faah-faahin ka bixiyay Mashruucan ay soo kordhisay Wasaarada Isgaadhsiint.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka