BOORAMA(W,N)-Bandhiga bug laga qoray abwaankii waynaa ee xasan sheikh muumin ee gaara bildhaan ayaa habeenkii xalay lagu qabtay magaalada boorama taasi oo ay kazoo qaygaleen masuuliyiin xukuumada katirsan, xildhibaano, asxaabta mucaaridka iyo qaybaha kala duwan ee shacabka reer boorama