Ceerigaabo (W,N)- Mudaharaad balaadhan oo rabshado wata ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Ceerigaabo, Mudaharaadkan ayaa lagaga soo hor jeedaa Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kahin Axmed.
War Deg Deg Ah Daawo: Mudaharaad Rabshado Wata Oo Ka Dhacay Ceerigaabo Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
