WAJAALE NEWS

Siyaasi Geel Jire Oo Xukuumada Ku Dhaliilay In Hore Loo Soo Raro Xuska 18-Ka MAY

Hargaysa (W,N):- Siyaasi Cabdilaahi Jaamac Cismaan Geel Jire oo hore xilal Wasiirnimo ah ka soo qabtay Xukuumadii Madaxwayne Siilaanyo ayaa waxa uu Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ku dhaliilay in Xuskii 18ka MAY Loo soo raro 15ka MAY isagoo ku taliyay in Maalinta uu xusku ku beegan yahay loo daayo.

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Exit mobile version