WAJAALE NEWS

Muj Boobe Yuusuf Ducaale Ka Waramay Maalmihii Qadhaadhaa Iyo Gudo Galkii Burco Iyo Hargaysa Ee 27may & 31may Iyo Xafiiltankii SNM Xiligii Halganka.

HARGAYSA(W,N) Muj/Qoraa  Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe”  ayaa Dhaliilay Shanqadh La,aanta Maalmihii Khaariikhda Halganka qiimaha gaarka ah ku lahaa iyo Gudo Galkii Burco iyo Hargaysa 27may iyo 31may oo sodon guuradoodii inagu soo fooleedahay,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BOOBE;

https://youtu.be/B4UioP3E6B8

Exit mobile version