WAJAALE NEWS

Michael Keating Oo Kulan La Qaatay Hay’adda Xuquuqal Iinsaanka Somaliland

Hargaysa (W,N)- Ergayga gaarka ah ee xog-hayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya Mr Michael Keating ayaa kulan balaadhan la qaatay Hay’adda Xuquuqal Iinsaanka Somaliland waxaana Ujeedka kulanka ka warbixxiyay Gudoomiyaha Hay’adda Xuquuqal Iinsaanka Guuleed Axmed Jaamac Dafac.

 

Exit mobile version