Hargaysa (W,N)- Ergayga gaarka ah ee xog-hayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya Mr Michael Keating ayaa kulan balaadhan la qaatay Hay’adda Xuquuqal Iinsaanka Somaliland waxaana Ujeedka kulanka ka warbixxiyay Gudoomiyaha Hay’adda Xuquuqal Iinsaanka Guuleed Axmed Jaamac Dafac.