Berbera (W,N)- Masuuliyiinta Gobolka Saaxil oo si wada jir ah Shir Jaraa’id ugu qabtay Magaalada Berbera ayaa waxa ay ka warbixiyeen xaalada guud ee Gobolka.
Sidoo kale Masuuliyiinta Gobolka Saaxil ayaa digniino culus u diray qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Berbera oo maal mihii danbeeyay hadalo dhaawac ku ah nabad geliyada Goboka Saaxil iyo wada noolaanshaha bulshada walaalaha ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/AN7G4T0zgsE