Hargeysa (W,N):- Ugu yaraan 1 qof ayaa ku dhaawacmay Hawlgal ay Dawlada Hoose ee Hargaysa ay ku raraysay Dadkii dul deganaa Dhaamka Xaafada Qudhacdheer ee Magaalada Hargaysa.
Sidoo kale Masuuliyiin ay ka mid yihiin Xogahayaha Dawlada Hoose, Maayir Ku-xigeenka Dawlada Hoose Iyo Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliska ayaa waxa ay ka hadleen khasaaraha ka dhashay hawlgalkan
Halkan hoose ka daawo muuqaalka