|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Dawlada Hoose Hargaysa Iyo Ciidamada Booliska Oo Ka Hadlay 1 Qof Oo Ku Dhaawacmay Hawl-gal Ay Fulinaysay Dawlada Hoose
May 5, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Ugu yaraan 1 qof ayaa ku dhaawacmay Hawlgal ay Dawlada Hoose ee Hargaysa ay ku raraysay Dadkii dul deganaa Dhaamka Xaafada Qudhacdheer ee Magaalada Hargaysa.
Sidoo kale Masuuliyiin ay ka mid yihiin Xogahayaha Dawlada Hoose, Maayir Ku-xigeenka Dawlada Hoose Iyo Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliska ayaa waxa ay ka hadleen khasaaraha ka dhashay hawlgalkan
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Booqasho Ku Tagay Wasaarada Warfaafinta Iyo Idaacada Radio Hargaysa Iyo ... Daawo: Maydadka Dad Rayid Ah Oo Ku Dhintay Howlgal Ay Fuliyeen Ciidamo Mareykan Ah Oo Muqdisho La Ke... Hargeysa: Ardaydii Iskuulada oo Saaka ku Habsaamay Wadooyinka oo Boolisku ku Hor istaageen Basas-kii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|