Hargeysa (W,N)- Masuuliyiinta Sare ee Telefeshinka SOMNEWSTV ee Somaliland ayaa jawaab ka bixiyey War ay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland soo saartay oo ay Warbaahinta dawladdu faafisay oo ay ku sheegtay in lagu joojiyey Shaqadii Telefeshinkaas ee Somaliland.
Masuuliyiintan ayaa waxa ay sheegeen inaanay soo gaadhin wax warqad ah oo shaqada lagaga joojiyay iyo dacwad loo keenay toona.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka