WAJAALE NEWS

DAAWO DEG DEG CALI KHALIIF OO KA HADLAY DAGAALKA BUHOODLE IYO WARARKI UGU DANBEYAY EE XAALADA BUHOODLE.

cali khaliifHargeisa (WJN) cali khaliif galayd oo baaq u diray labada beelood ee dagaalku ku dhaxmaray deegaanka buhoodle sidoo kalena waxa uu ugu baaqay inay dagaalka joojiyaan kana taliyaan nabada

Waxa uu sheegay in uu aad ugu xunyahay waxa meesha ka dhacaya sidoo kalena waxa uu waano iyo talo u soo jeediyay dadka deegaankaas ku nool

 

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habane

Exit mobile version