WAJAALE NEWS

Maayirka Caasimada Hargeysa Oo Deeq Lacag Ah Gaadhsiiyay Qoyskii Caruurta Uu Daadku Ka Qaaday

Hargeysa (W,N ):- Maayirka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco ayaa waxa uu maanta deeq Lacag ah Gaadhsiiyay Qoyskii Caruurta uu Daadku ka Qaaday waxaanu Fariin Digniina oo uu Diray Dadka Degan meelaha Dooxyada ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/uikxvL2mudY

Exit mobile version