Booliska oo wali wada baadhista ayaa sheegay in haweenaydaasi dhimatay, gaadhigana loogu tagay ilma yar oo sanad jir ah, kaas oo xaaladiisu fiican tahay, laakiin lama garan karayo sababta ay haweenaydani xawaaraha
ugu socotay ee ay u istaagi wayday iyo waxa ay ka doontay goobta xasaasiga ah ee u dhaxaysa aqalka cad iyo congress-ka, waxase dhacdadaasi noqotay mid khal khal galisay degaankaas oo dhan oo la arkayay dadka oo cararaya
Hakan Ka Daawo.
http://youtu.be/5EbVmepVCvs
Wajaale News
Hargeysa Office
Please Contact wajalenews@gmail.com
Repoter: Abdiqadir Abdiraxman Habane