WAJAALE NEWS

Maareeyaha Hay’adda Wadooyinka Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Iyo Dib U dhis Lagu Samaynayo Burburka Wadada Tukaraq.

Tukaraq  (W,N) Mareeyaha Haayada Wadooyinka Somaliland Oo Ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Sool Ayaa Gaadhay Deegaanka  Tukaraq kaasi Oo Ay ka bilaabeen Dib udhis  lagu samaynayo Wadada Isku Xidha Deegaankan  Oo Burbur Laxaadle Soo Gaadhay,

Mareeyaha Hayada Wadooyinka Cismaan Sheekh Cabdi Oo hogaaminayay Waftigan ayaa ka Warbixiyay ujeedada safarkooda iyo dib udhiska ay ku samaynayaa Wadadan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/Vrk6TGEiMIA

Exit mobile version