WAJAALE NEWS

Maamulka Gobolka Gabiley Oo Deeq Xoola Ah Ku Wareejiyay Cisbitaalada Dhimirka Iyo TB-da

Gabiley (W,N):- Badhasaabka Goblka Gabiley oo ay weheliyaan Masuliyiinta Dawlada Hoose Gabiley ayaa maanta Deeq Xoola Nool ah waxa ay gaadhsiiyeen Cisbitaalada Dhimirka, Tiibiida iyo Ciidamada kala duwan ee Milateriga, Booliska Iyo Asluubta.

Exit mobile version