Maamulka Gobolka Gabiley Oo Deeq Xoola Ah Ku Wareejiyay Cisbitaalada Dhimirka Iyo TB-da | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Gabiley Oo Deeq Xoola Ah Ku Wareejiyay Cisbitaalada Dhimirka Iyo TB-da
May 14, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (W,N):- Badhasaabka Goblka Gabiley oo ay weheliyaan Masuliyiinta Dawlada Hoose Gabiley ayaa maanta Deeq Xoola Nool ah waxa ay gaadhsiiyeen Cisbitaalada Dhimirka, Tiibiida iyo Ciidamada kala duwan ee Milateriga, Booliska Iyo Asluubta.

COMMENTS
LINKS