WAJAALE NEWS

Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Madax-dhaqameed Ka Socda Gobolka Sanaag Oo Laga Hor Istaagay In Ay La Kulmaan Madaxwaynaha Somalialnd

Ceerigaabo (W,N):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa waxa uu khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay kumanaan Taageerayaasha Waddani ah ee Magaalada Ceerigaabo waxaana uu ka hadlay Madax-dhaqameed kasoo kicitimay Gobolka Sanaag oo loo diiday in ay la kulmaan Madaxwaynaha Somaliland.

 

HAKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Exit mobile version