Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Madax-dhaqameed Ka Socda Gobolka Sanaag Oo Laga Hor Istaagay In Ay La Kulmaan Madaxwaynaha Somalialnd | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Madax-dhaqameed Ka Socda Gobolka Sanaag Oo Laga Hor Istaagay In Ay La Kulmaan Madaxwaynaha Somalialnd
May 3, 2018 - Written by Reporter:

Ceerigaabo (W,N):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa waxa uu khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay kumanaan Taageerayaasha Waddani ah ee Magaalada Ceerigaabo waxaana uu ka hadlay Madax-dhaqameed kasoo kicitimay Gobolka Sanaag oo loo diiday in ay la kulmaan Madaxwaynaha Somaliland.

 

HAKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

COMMENTS
LINKS