Hargaysa (W,N)- Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo waftigii uu hogaaminayay oo ka koobnaa xooghayaha xaquuqal insaanka iyo arimaha Marwo Fadumo Siciid, Ergeyga Gaarka ah ee xisbiga Waddani u qaabilsan midowga Europe iyo Hay’addaha caalamiga Ambassador Abdirizak Diinaari ayaa waxa ay Xafiiska wasaradda arimaha dibadda Denmark kulan kula qaateen saraakiil sar sare oo ka tirsan Wasaaradaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka