HARGAYSA(W.N)- Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo kamid ah siyaasiyiinta somaliland ee faalooda arimaha manqada geeska africa iyo carabta ayaa ka hadlay halista ay somaliya ku keeni karto hubka ay dawlada masar ku caawisay oo laga cabsi qabo in uu ugacan galo kooxaha dawlada kasoo horjeeda,
Sidookale siyaasi cadami ayaa ka hadlay quwadaha ku loolamaya somaliya oo qaarkood dalka masar xafiiltan siyayaasadeed ka dhexeeyo sida turkiga iyo itoobiya oo ay isku hayaan biyaha wabiga niilka
Dhanka siyaasi cadami ayaa ka hadlay aragtida somaliland ee hubka masar siisay somaliya isagoo ku baaqay somaliland in ay xidhiidh la samayso dawlada masar si ay ugu gudbiyso cabashada ay ka qabto hubka ay ku caawisay somaliya
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;