WAJAALE NEWS

Ex, Wasiir Cadaani Oo Ka Hadlay Dagaalka Tukaraq

Hargaysa (W,N)- Wasiirkii hore wasaarada Warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxariid Cadaani ayaa waxa uu ka hadlay Xaalada Deegaanka Tukaraq iyo Dagaalkii dhexmaray Ciidamada Qaranka Somaliland iyo Kuwa Maamulka Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version