WAJAALE NEWS

DAAWO; Xisbiga Wadani Oo Qabtay Munaasibad Xuska 18may Iyo Marwo Faaduma Siciid Oo Hambalyo Udiray Ciidamada Qaranka Somaliland.

Hargaysa(W,N) Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ayaa soo Agaasimay munaasibad loogu dabaal dagayo maalinta qaranimada somaliland  ee 18may iyagoo hore uga biyo diiday  maalintii ay xukuumada muuse bixii u qoondaysay xuskan ee 15may

Marwo faaduma Siciid oo munaasibadan hadal ka jeedisay ayaa  Ciidamada Qaranka Somaliland Dhambaal hambalyo ah udiray

Sidoo kale marwo faaduma siciid ayaa fariin muhiim ah udirtay qurba joog reer somaliland ee ku kala dhaqan daafaha dunida,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/k5H9Vde-egM

Exit mobile version