WAJAALE NEWS

DAAWO ; Wasiirka Maaliyada Oo Dafiray Hadal Uu Dhawaan ku Aflagaadeeyay Bulshada Gobolka Sool Iyo Waxa Uu ku Fasiray Odheehdiisa.

HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Mr Yuusuf oo uu weheliyo Wasiirka Biyaha Saleebaan Cali Koore Ayaa Dafiray hadal uu dhawaan ku aflagaadeeyay bulshada ku dhaqan gobolka sool kaasi oo uu sheegay in hadalkiisa laysku keen keenay

Dhanka kale Wasiir koore Ayaa fariin la Xidhiidha Hadalka Wasiirka Maaliyada Udiray Reer Sool;

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

Exit mobile version