WAJAALE NEWS

DAAWO;Safiirka Wareega JSL Md Kayse Maxamed Cabdilaahi Oo Maanta Magaalada Hargeisa Lagu Soo Dhaweeyay

HARGAYSA(Wajaalenews) Safiirka wareega ee JSL Md Kayse Maxamed cabdilaahi oo ka mid ahaa cududii ka dambaysay aqoonsigii ay Cardiff iyo Shiffield siiyeen Madaxbanaanida JSl oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyey Caasimadda somaliland, waxaana soo dhoweynta Safiirka ka qayb qaatay Mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Wasiir kuxigeenka wasaaradda Qorshaynta Qaranka, Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha warfaafinta iyo Xanaanada Xoolaha iyo mas’uuliyiin kale oo ay wehelinayeen dadweyne faro badan.

Exit mobile version