|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Safiirka Wareega JSL Md Kayse Maxamed Cabdilaahi Oo Maanta Magaalada Hargeisa Lagu Soo Dhaweeyay
April 5, 2015 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews) Safiirka wareega ee JSL Md Kayse Maxamed cabdilaahi oo ka mid ahaa cududii ka dambaysay aqoonsigii ay Cardiff iyo Shiffield siiyeen Madaxbanaanida JSl oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyey Caasimadda somaliland, waxaana soo dhoweynta Safiirka ka qayb qaatay Mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Wasiir kuxigeenka wasaaradda Qorshaynta Qaranka, Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha warfaafinta iyo Xanaanada Xoolaha iyo mas’uuliyiin kale oo ay wehelinayeen dadweyne faro badan. Related posts:Xukumada Somaliland Oo Ka Hadashay Markii Ugu Horaysay Wada Hadalo U bilaabmay Siyaasi Cali Khaliif ... Aqoonyahan Sucaad Carmiye oo Ka Hadashay Shirkii Aragti Wadaaga Soomalida Ee Ka Dhacay Jabuuti Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ku Eedeeyay Lunsiga Lacag Malaayiin Dollar Ah Oo Kazoo Xaroota Mishiinka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|