WAJAALE NEWS

DAAWO ; Wasiir ku xigeenka Maaliyada Oo ka Jawaabay Wararka Sheegaya In Ay Waxka Badaleen Miisaaniyadii Goluhu Ansixiyay Iyo Arimaha Uu Ku Dooday,

Hargaysa(W,n) wasiir kuxigeenka wasaarada maaliyada somaliland ayaa ka hadlay warar maalmihii ugu Danbeeyay Warbaahinta waxka Qoraysay oo Masuuliyiinta Wasaarada maaliyada ku Eedeeyay in ay Badaleen miisaaniyadii golaha Wakiiladu ansixiyeen Islamarkaana ay Dhaqan galiyeen Miisaaniyad kale

Wasiirku xigeenka Maaliyada ayaa ku dooday in aanay Waxba ka badalin awoodna u ulahayn waxka badalkeeda.

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

https://youtu.be/pElC_wncWDE

Exit mobile version