Hargaysa (W,N)- Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Sweden Ambasador Sakariye Xasan Wacays oo ay wehelinayaan Masuuliyiinta Sadexda Xisbi Qaran, Ururada Bulshada iyo Jaaliyada Reer Somaliland ee Dalka Sweden ayaa fariimo la xidhiidha Xuska maalinta qaranimada Somaliland ee 18MAY waxay u direen dhamaan Shacab waynaha Reer Somaliland ee ku dhaqan gude iyo Dibadba.