WAJAALE NEWS

DAAWO; Qaarkamida Abwaanada Dhalinyarada ah Ee Somaliland Oo Gaadhay Gobolka Sanaag Iyo Baaq Ay Udireen Bulshada Reer Ceel-afwayn

CEERIGAABO(W,N)  Qaarkamida Abwaanada Hal abuurka  Dhalinyarada ah Ee   Somaliland ayaa  Gaadhay Gobolka Sanaag iyagoo halkaasi utagay sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen daminta colaada deegaanada Ceel afwayn ku Dhexmartay beelaha walaalaha ah ee wada dega.

Kooxdan Abwaanada ah Oo ay kamid Yihiin Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax, Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr, Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey, Abwaan Cabiraxmaan Abees Iyo Xubno kale Oo kamida Abwaanada  Reer Somaliland.

Waxanay Kulamo kala duwan la Yeesheen Qaybaha bulshada

Dhanka kale kooxdan Abwaanada ah ayaa  Baaq Nabadeed  Udiray Beelaha Walaalaha ee Dirirtu ku Dhexmartay Deegaanada Ceel-afwayn.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

https://youtu.be/Gklk377FxpU

Exit mobile version