WAJAALE NEWS

DAAWO; Abwaan sacad Gadhle Oo Baaq Nabadeed Udiray Beelihii ay Dhawaan Dirirtu ku Dhexmartay Deegaanada Ceel Afwayn. Xukuumadana ku Bogaadiyay Heshiiskii ay Lagashay Shirkada Dubai Port,

GABILEY(W,N) Abwaan Sacad Xaaji Maxamuud Gadhle oo kamida abwaanada reer somaliland ayaa baaq nabadeed udiraya beelaha walalaha ah ee dhawaan ay dirirtu ku dhexmaray deeganada gobolka sanaag kuwaasi oo uu sheegay in ay yihiin dad ehel abti iyo xidid ah colaaduna aany waxba usoo wadin

Sidoo Kale waxa uu abwaanku ka hadlay Waxqabadaka Wasiirka Madaxtooyada  “Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi  Cabdi  Waxay  Bulshada S/land Ku Taqaanaa Kari Iyo Daacadnimo ,Curin Iyo Cilmi Uu Ku Hanan Karo Xilka Qarnka”

 

 

Exit mobile version