WAJAALE NEWS

Golaha Wakilada oo Ansaxiyay Wasiir iyo Masuuliyiin Madaxweyne Muuse Biixi Soo Magacaabay

Hargeysa (WJN)- Xildhibaanada golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhi ay maanta yeesheen waxa ay ku ansixiyeen Wasiirka cusub ee dhawaan Madaxweyne Muuse Biixi u soo magacaabay Wasaarada Waxbarshada Cismaan Jaamac Aadan, Guddoomiye ku xigeenka Hay”adda Dhowrista Tayada iyo xubin ka tirsan Hay”addaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version