DAAWO ;Madaxweynaha Jsl Muuse biixi cabdi oo ay weheliyaan madaxwayne kuxigeenka ,iyo taliyaha ciidanka asluubtu ayaa Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wiilkii Qoyskiisu Roobabkii Duufanta Watay Dhamaan Ku Dhinteen Isagoo dardaaran iyo waana culusna faray halka uu u Balan Qaadka in qaranku damaanad qaadayo wixii uu ubaahan yahay,