WAJAALE NEWS

DAAWO;- Agaasimeyaasha Diinta Iyo Awqaafta Iyo Gaadiidka Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dugsi Qur’aan Laga Hirgaliyay Deegaanka Biyo Shalax.

HARGAYSA(W,N)-Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha diinta iyo awqaafta iyo gaadiidka iyo jidadka ayaa xadhiga ka jaray dugsi lagu baranayo quraanka oo laga hirgaliyay Deegaanka biyo shallax  kaasi oo lagu ardayda lagu bari doono quraanka kariimka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/AnG6dYdHm60

 

 

Exit mobile version