Hargaysa(W,N) Gudoomiyaha Gudida Dhaqaalaha ee golaha wakiilada Ayaa Sheegay in Aanu Wasiira Maaliyadu badali karin buugii miisaaniyada golaha wakiilada ansixiyeen oo la sheegay wasiirka maaliyadu In uu badalay isla markaana uu isku dayay in uu dhaqan galiyo buug odoros miisaaniyadeed kale oo uu isagu soo samaystay taasi oo maalmihii ugu danbeeyay hadal haynteedu ku badnayd bulshada dhexdeeda,
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;