WAJAALE NEWS

Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Ay La Shaqayn Doonaan Xukuumada Cusub Ee Madaxwayne Muuse Biixi

Hargeysa(W,N)-Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare oo ka mid ah masuuliyiinta Sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu sheegay in Xisbiga Waddani uu la shaqayn doono Xukuumada Cusub ee uu soo dhisi doono Madaxwaynaha la doortay Muuse Biixi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

Exit mobile version