Gabiley(W,N) Garyaqaan Xasan Sheekh Muxumed Warsame Oo Kamida Aqoonyahan Reer Somaliland Gaar ahaan Gobolka Gabiley ayaa Gudida Uu Madaxwayne Muuse Bixi Umagacaabay Qaban Qaabada Xuska Maalinta Qaranimada somaliland Ee 18may ku dhaliilay Badalka ay ku sameeyeen Iyagoo hore usoo dhigay una raray 15may.
Sidoo kale Garyaqaan Xasan ayaa soo bandhigay inta Sanadood ee ay kusoo Beegmayso Rabadaan xuska 18may Taasi oo uu ka digay Cawaaqib Xumada Iyo gad gadoonta taariikheed ee ka dhalan karta Talaabadan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;