WAJAALE NEWS

DAAWO; Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Jiida Hore Oo Soo Bandhigay Tirada Gadiid Dagaal, Hub Iyo Maxaabiis Ay Ka Qabsadeen Maamulka Somaliya Ee Weerarka Kusoo Qaaday,

Tukaraq(W,N) Ciidamad Qaranka Jamhuuriyada somaliland Ee Ku Sugan Jiida Hore  Oo Ay Weheliyaan Wasiirka Biyaha ,Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Iyo Xubno Xildhibaano ah ayaa soo Bandhigay Tirada Gadiid Dagaal,Hub Iyo Maxaabiis ay ka Qabsadeen Ciidamadi Weerarka kusoo Qaaday ee Maamulka Goboleedka Somaliya Punthland.

Sidoo kale Ciidamada Qaranka ayaa Sheegay  in ay la Wareegeen fadhiisamadii Ciidamada Weerarka kusoo qaaday oo ay Jabwayn Gaadhsiiyeen.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkkan;

Exit mobile version