Hargaysa(W,N) Abwaan Dhako oo kamida Hal Abuurka Somaliland Isla markaana caan ku ah suugaanta odoroska ififaalayaasha hadba madaxwaynaha kursiga ku fadhiistaan ayaa daboolka kasoo qaaday gabay uu ugu magac daray Muusaa Gabyoo yidhi kaasi oo uu kaga Hadlayo marxadalo faro Badan iyo waayihii uu madaxwaynuhu Usoo marau kursigan
Halkan ka Daawo Muuqaalka Gabaygan Oo Dhamaystiran;