Gabiley(W,N) Alle Ha,unaxariistee Waxaa Magaalada Gabiley Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyay Muj Xasan Cabdilaahi Faarax (Xasan Hooyo) oo Xalay ku geeriydooay isla Magaalada Gabiley, waxaana Aaska marxuum Xasan Hooyo kasoo Qaybgalay Madax Dhaqameed, qaarkamida Mujaahidiintii Ururkii Snm iyo bulshada ku dhaqan Gobolka gabiley.
Muj Xasan Hooyo Ayaa kamid ahaa saraakiishii ururkii snm xubnihii ugu firfircoona Wuxuu door muhiim ah kasoo qaatay Dib xoraytii Somaliland iyo dib Udhistii Jamhuuriyada somaliland Marxuum ayaa Shakhsiyaadkii weedhihii uu Halganka ka yidhi Iyo goobihii lagu kulmi jirayba ay ugu hadal haysta dheer yihiin,
Halkan ka Daawo Muqaalka Aaska Marxuum Xasan Hooyo;