|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Muj Xasan Hooyo Oo Kamid Ahaa Saraakiishii Snm.
May 7, 2018 - Written by Editor:Gabiley(W,N) Alle Ha,unaxariistee Waxaa Magaalada Gabiley Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyay Muj Xasan Cabdilaahi Faarax (Xasan Hooyo) oo Xalay ku geeriydooay isla Magaalada Gabiley, waxaana Aaska marxuum Xasan Hooyo kasoo Qaybgalay Madax Dhaqameed, qaarkamida Mujaahidiintii Ururkii Snm iyo bulshada ku dhaqan Gobolka gabiley. Muj Xasan Hooyo Ayaa kamid ahaa saraakiishii ururkii snm xubnihii ugu firfircoona Wuxuu door muhiim ah kasoo qaatay Dib xoraytii Somaliland iyo dib Udhistii Jamhuuriyada somaliland Marxuum ayaa Shakhsiyaadkii weedhihii uu Halganka ka yidhi Iyo goobihii lagu kulmi jirayba ay ugu hadal haysta dheer yihiin, Halkan ka Daawo Muqaalka Aaska Marxuum Xasan Hooyo; Related posts:Daawo:Xubin Ka Mid ah Xisbul Xaakimka Kulmiye Oo Hada Is Casilay Kana Hadlay Sobobta Uu Isku Casilay Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Hanjabadii Taliye Dabagale Kula Kacay Xildhibaa... DAAWO;-Sheekh Bulshada Ufaah Faahiyay Qaabka Ugu Haboon Ee Ay Salaada Ciida Ugu Tukan Karaan Guryah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|