HARGAYSA(W,N) Afhayeenkii Xukuumadii Madaxwayne Axmed Siilaanyo Eng Xuseen Aadan Cige(Dayr) ayaa si adag uga hadlay Dagaalka Tukaraq Ee maamulka somaliya kusoo qadeen fadhiisimada jiida hore ee ciidamada qaranka Somaliland ,
Sidoo kale Eng Xuseen Dayr ayaa si qotodheer uga hadlay samaynta uu dagaalkani ku yeelan karo madaqada geeska Africa Iyo fariinta uu udiray beesha caalamka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;