Hargaysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu Ka hadlay wararka sheegaya in Dawlada Ruushku Saldhig Milateri ka dhisanayo Magaalada Saylac.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/CLpKKDsM0zc