Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay In Ruushku Saldhig Melatari Ka Dhisanayo Saylac. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay In Ruushku Saldhig Melatari Ka Dhisanayo Saylac.
April 7, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu Ka hadlay wararka sheegaya in Dawlada Ruushku Saldhig Milateri ka dhisanayo Magaalada Saylac.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/CLpKKDsM0zc

COMMENTS
LINKS