Hargaysa (W,N):- Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay Socdaal qarsoodi ah oo uu Agaasimaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya uu ku yimid Magaalada Lowyacado waxaana uu fariin Adag u diray Dawlada Jabuuti.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka