WAJAALE NEWS

Wasiir kuxigeen Arimaha Gudaha Oo Ciidanka Dabdamiska ku Amaanay Shaqada Ay Bulshada Uhayaan, Eedana Ujeediyay Dadka Rabashadaha Kala Horyimaada.

HARGAYSA(W,N) Wasiir kuxigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ciidanka dabdamiska iyo masuuliyiintoodaba ku amaanay shaqada baaxada leh ee ay qaranka uhayaan sida ay uga qaybqaateen samata bixinta dadka dooxyadu qaadeen

Sidoo kale wasiir kuxigen wasaarada arimaha gudaha ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dadka marka ciidamada dabdamisku jiraan gurmadka badbaadina guryo uu dabka kacay iyo sida akhmaqnimada ee dadka qaar u waxyeeleeyaan ciidanka iyo gaadiidkoodaba.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/rs32FSwCOuo

Exit mobile version